Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Jabuuti Hon. Fagende Abdi Fagende oo Xarunta Wasaaradda Ku Soo Dhaweeyay Wasiirka Amniga Puntland
Xarunta Wasaaradda Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa martigelisay kulan rasmi ah oo heer sare ah, markii Hon. Fagende Abdi Fagende, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Jabuuti, uu si diirran ugu soo dhaweeyay Hon. Caydiid Ali Mohamed, Wasiirka Amniga ee Maamulka Puntland, Soomaaliya. Kulankan ayaa muujinaya sida Jabuuti ay uga go’an tahay xoojinta iskaashiga…
