Agaasimaha Warfaafinta Laascaanood oo Garowe Kaga Qaybgalay Kulan Ku Saabsan Isgaarsiinta Dadweynaha
Abdirahman Ahmed Olol, Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Dawladda Hoose ee Degmada Laascaanood, ayaa Garowe kaga qaybgalay kulan xirfadeed oo diiradda lagu saaray horumarinta isgaarsiinta dadweynaha iyo wada-shaqaynta hay’adaha iyo bulshada. Kulanka ayaa looga hadlay sidii hay’adaha dawladdu u horumarin lahaayeen hababka ay bulshada ugu gudbiyaan xogta rasmiga ah, iyadoo si gaar ah loo…
