Madaxweynaha Soomaaliya oo Ka Qeybgalay Finalka Koobka Degmooyinka Banaadir, Kuna Ammaanay Nabadda iyo Isdhexgalka Bulshada

Muqdisho, Nofeembar 06, 2025: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kaga qeybgalay Tuulada Ciyaaraha ee Stadium Muqdisho, ciyaarta kama danbeysta ah ee Koobka Degmooyinka Gobalka Banaadir ayaa tilmaamay in isu-soobaxa kumannaanka kun ee daawanayey ciyaarta ay muujinayso nabadda iyo xasilloonida amni ee caasimadda, Madaxweynaha oo hambalyo u diray labada degmo ee Howlwadaag…